Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Md Maxmed Cali Daarood oo Shacabka Reer Somaliland ku Hambalyeeyey Sanad-guurada 27-aad ee kasoo Wareegtay dib-ula soo noqoshadii xorriyadda Somaliland
Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Md Maxmed Cali Daarood ayaa Shacabka Reer Somaliland ku hambalyeeyey sanad-guurada 27-aad ee kasoo wareegtay dib-ula soo noqoshadii xorriyadda Somaliland oo ku beegnayd 18-kii bishii May sanadkii 1991-kii. Oo Maalinta Bari ah Laga Xusi Doono Gobolada iyo Degmooyinka Dalka