Morgan Riley, oo ka tirsan Xafiiska Dawladda Ingisriiska ee FCDO ee Somaliland ka taageera dhincayo ay ka mid tahay Biyogalinta Hargeysa oo ay weheliyaan madaxda Sanduuqa Houmarinta Somaliland (SDF), Anthony Njue iyo Najax Maxamed Aadam, ayaa maanta xogwaraysi iyo indhodhayn ku sameeyay Shaybaadhka Hubinta Tayada Biyaha Hargeysa
Hargeisa Water Quality Control Laboratory
. SDF waxa ay door laxaadleh ka qaadatay hirgalinta Shaybaadhka Biyaha oo hadda si buuxda u shaqeeya