TACSI : 17/02/2023
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Maamulka Wakaaladda Biyaha Hargeysa iyo dhamaan shaqaalaha Wakaaladdu Biyaha Hargeysa waxa ay Tacsi udirayaan qoyskii, eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum IDIRIS CABDI AXMED oo ka mid ahaa shaqaalaha Wakaalada Biyaha Hargeysa gaar ahaana waaxda farsamada ,oo ku geeriyooday xalay oo ay taariikhdu ahayd 17-February-2023, Magaalada Hargeysa.