Xilli-roobaadku waa mid kamida wakhtiyada xanuunada ugu badani dilaacaan. Xanuunadaas dilaaca xilli-roobaadka intooda ugu badana waxa sababa ama ay ku gudbaan biyaha, hadaba shaybaadhka Wakaaladda Biyaha Hargaysa ayaa bulshada lawadaagaya khatarta xanuunadaa biyaha ka dhalan kara iyo meelaha kala duwan ee khatarahaasi ka iman karaan..