Dadku waxay aad u raagsadeen goorma la furayaa …….. Madaxwaynaha Jsl Md Muuse Biixi…Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Kaabayaasha Biyo Ballaadhinta Caasimadda Hargeysa Oo Gebogebo Ku Dhaw Hargeysa-16-09-2024-()-MadaxweynahaJamhuuriyadda Somaliland, Mudane...
EVENTS
Madaxweynaha Jsl Mudane Muuse Biixi oo Warbixin ka dhegeystay Eng Maxamed Siciid oo gacanta ku haya Biyo Ballaadhinta Caasimadda…Madaxweynaha Jsl Mudane Muuse Biixi oo Warbixin ka dhegeystay Eng Maxamed Siciid oo gacanta ku haya Biyo...
Waxa aanu Geeddeeble ku qaabilnay Wefti ka socda Dawladda Denmark.Waxa aanu ku qaabilnay Xarumaha Wakaaladda ee Geeddeeble Wafti ka kooban; Ambassador Steen Andersen, Safiirka Dawladda Denmark...
Waxa nagu jirtay riwaayad baa la idiin qaadayaa, biyo la idiin soo dayn maayo…qaybo ka mid ah bulshada degmooyinka Macalin Haaruun iyo Gacan libaax.Waxa nagu jirtay riwaayad baa la idiin qaadayaa, biyo la idiin soo dayn maayo…qaybo ka mid ah...
Joogtaynta habsami-u-socodka adeega Biyaha Hargeysi waa hawl iyo habeen iyo maalinba aanu ku fooganahay…Joogtaynta habsami-u-socodka adeega Biyaha Hargeysi waa hawl iyo habeen iyo maalinba aanu ku fooganahay… Halkan ka daawo...
Odayaasha Degmooyinka ibraahim Koodbuur iyo Gacmadheere oo indhodhayn u yimi Kaydka wayn ee cusub ee Hargeysa oo tijaabadiisu socoto.Odayaasha Degmooyinka ibraahim Koodbuur iyo Gacmadheere oo indhodhayn u yimi Kaydka wayn ee cusub ee Hargeysa oo...
Horumarinta Biyaha Hargeysa … Waraysi Idaacada VOAHorumarinta Biyaha Hargeysa … Waraysi Idaacada VOA Halkan ka daawo muuqaalka oo faahfahsan
Waxa aanu bilawnay tijaabada kaydadka cusub ee Hargeysa…Waxa aanu bilawnay tijaabada kaydadka cusub ee Hargeysa… Halkan ka daawo muuqaalka oo faahfahsan
Wacyigalin: Muwaadin dhagayso waa caafimaadkaaga iyo ka qooyskaaga.Wacyigalin: Muwaadin dhagayso waa caafimaadkaaga iyo ka qooyskaaga. Halkan ka daawo muuqaalka oo faahfahsan
Isku-filnaasho iyo qorshe ku salaysan aragti dheer waa dadaalka aanu ku hagayno biyaha Hargeysa.Isku-filnaasho iyo qorshe ku salaysan aragti dheer waa dadaalka aanu ku hagayno biyaha Hargeysa. ...