Waxa aan u mahadnaqay Shaqaalaha Wakaaladda ee Qaranka guusha wayn gaadhsiiyayWaxa aan u mahadnaqay Shaqaalaha Wakaaladda ee Qaranka guusha wayn gaadhsiiyay muddadii aan hogaaminayay… ...
NEWS
Haddii aynu ku guulaysanay fududaynta adeegii Muwaadinka…Haddii aynu ku guulaysanay fududaynta adeegii Muwaadinka… Halkan ka daawo muuqaalka oo faahfahsanhttps://www.facebook.com/watch/?v=1318357505827904
Kulan lagu gorfaynayo cillmi-baadhis lagu sahaminayo dhaamka labaadKulan lagu gorfaynayo cillmi-baadhis lagu sahaminayo dhaamka labaad ee Hargeisa ayaa maanta ka qabsoomay xarunta Wakaaladda Biyaha...
Dadku waxay aad u raagsadeen goorma la furayaa…
Khudbadda Madaxweynaha Qaranka Somaliland ee Munaasibadda Xadhig ka Jarka Riig-biyoodka cusub ee WBH…Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Daah-furay Riig Cusub oo wakaaladda Biyaha Hargeysa soo Iibsatay. Hargeysa-06-10-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane...
Shaqada Wakaaladda Biyaha waxa saldhig u ah laba su’aalood oo uu madaxweynuhu i weydiiyey kulankayagii ugu horreeyey….Maareeyaha Wakaalada biyaha Hargeysa oo siweyn U Iftiimiyey Baahida ay U Qabeen Riiga iyo Doorka uu ka...
Kalmadii uu ka jeediyey xafladii saaka xadhig ka jarka riiga wakaalada biyaha Hargeysa cabdiraxmaan Cadami.Kalmadii uu ka jeediyey xafladii saaka xadhig ka jarka riiga wakaalada biyaha Hargeysa cabdiraxmaan Cadami. Halkan ka...
“Bishii waxan biyo aan nadiif ahayn ku iibsan jirey ilaa $200, maantana bishaan ugu badanahay $50 baan bixiyaa.”… Zeynab Yuusuf Xaaji Aadam.“Bishii waxan biyo aan nadiif ahayn ku iibsan jirey ilaa $200, maantana bishaan ugu badanahay $50 baan...
Maareeyaha wakaaladda Biyuhu waxa uu fuliyey Siddeed kamid ah Tobanka halbeeg ee lagu cabbirro maamulka iyo maaraynta Biyaha..”Ganacsade CabdikariimMaxamed IidMaareeyaha wakaaladda Biyuhu waxa uu fuliyey Siddeed kamid ah Tobanka halbeeg ee lagu cabbirro maamulka iyo maaraynta...
“Maareeyahaa sida dadkuba u wada ammaaneen waxan u arkaa nin hawshiisii kasoo baxay…”Wasiir Saleebaan Cali Koore“Maareeyahaa sida dadkuba u wada ammaaneen waxan u arkaa nin hawshiisii kasoo baxay…”Wasiir Saleebaan Cali Koore Halkan...